Welcome to Kismaayo cadey

. .#1 News in Jubaland
Home     Contact Us      
                                                                  Wiil hooyadiis ku dilay magaalada Dallas
 
 
LIBAN JAMA
DALLAS,TAXES USA
Libaan Jamac oo ah nin dhalin yaro ah oo madaxa looga jiray ayaa galabta dil gowrac u gaystay hooyadii, kadib markii ay poliska magaalada dallas yimaadeen waxa ay arkeen medkii. Libaan iyo hooyadiin oo ka mid ah dadka soomaaliyeed ee degan magaala dallas ee dalka Mareykanka.
Ilaa iyo hada lama garanayo waxa sababay in uu Libaan dilo hooyadii oo 60 jir ahayd. Boliska ayaa meel u dhow guriga uu dilka ka dhacay ka soo qabtay ninkii danbiga gaystay waana laxiray isagoo lagu eedeyay inuu dilay hooyadii, waxaa kale oo ay bolisku sheegeen in loo ogol yahay in loo qaado banaan joog laga dhigo lacag dhan 150,000 oo dollar.
 
Dadka qaar ayaa sheegaya in uu liibaan ugu yimid hooyadiis oo dukanaysa kabibna uu gaaday hada gowracay lakiin arintaas xaqiiq ka hayno